22nd October 2024  admin  Category :

Hoos ka ka akhriso caddaalada  Maamulka SNM ee sheegta Sool iyo Sanaag
Garxajis 12
H Jeclo 9
Dhulbaahante 5
Warsangali 2
Samaroon 3
Ciise 2
Arab 4
Ayuub 1
Toljeclo 1
Gabooye 1

Habar Garxajis =
1- Wasiirka Maaliyada
2- Wasiirka Caafimaadka
3- Wasiirka deegaanka
4- Wasiirka Ciyaaraha
5- Wasiir kuxigeenka warfaafinta
6- Wasiir kuxigeenka waxbarashada
7- Agaasimaha Guud ee wasaarada isgaadhsiinta
8– Agaasimaha Guud ee Wasaarada Gaadiidka
9- Badhasaabka Togdheer
10- Badhasaabka Hawd
11- Afhayeenka Madaxtooyada.
12. Xogeeyaha Dawlada hoose ee Hargeisa.

Habar Awal =
1- Wasiirka Arrimaha Dibada
2- wasiirka gaadiidka iyo waddoyinka
3- Wasiirka isgaadhsiinta
4- Wasiirka warfaafinta
5- wasiir ku xigeenka Arrimaha gudaha
6- Maareeyaha hay’adaha duulista .
7. Hantidhawaraha Guud
8.Agaasimaha Guud ee wasaarada Caafimaadka
9- Agaasimaha Guud ee wasaarada maalgashiga
10- Maareeyaha hay’ada WFO iyo kaydka qaranka iyo Hay’ada Ka hortaga aafooyinka dabiiciga
11.Badhasaabka Gobolka Saraar
12.- Badhasaabka Gobolka Gabiley.

HabarJeclo = dhamaan Beelaha Habar Xabuusheed oo isku dhan =
1- Wasiirka Arrimaha Gudaha
2- Wasiirka macdanta
3- Wasiirka dastuurka
4- Wasiirka shaqada
5- Wasiirka Xanaanada xoolaha iyo kaluumaysiga
6- wasiir kuxigeenka Caafimaadka
7- Maareeyaha Barakacayaasha
8- Badhasaabka Awdal
9- Badhasaabka Hargaysa

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*