29th April 2024  admin  Category :

Bahda Allsanaag waxay  hambalyo dhalasho farxad leh u dirayaan   Walaalkayo Garaad Daahir Shire Xuseen  Ina Shira Gaab iyo  marwadiisa Hani Mohamed Jeylaani oo wiil uga dhashey maalintii taariikhdu ahayd  Dec 13,  2017  Cisbitaalka Royal Alexandra Hospital ee magaalada Edmonton,  gobolka Alberta ee dalka Canada . Wiilkaasna loo bixiyey  Maajid Daahir Shire Xuseen

Waxaan Allah  ugu baryeynaa inuu ku soo barbaariyo jaceylka diintiisa, waalidkiisa, dadkiisa iyo dalkiiisa. Waxaan leenahay marlabaad wiilka dhashay ku soo barbaar Caafimaad , nabad iyo Barwaaqo. Aamiin Aamiin Aaamiin yaarabi.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*