26th November 2024 admin Category :
Xeer Ilaaliyaha ayaa sheegay in Labada XIldhibaan ee kala ah Xasan Macallin Maxamuud iyo C/Saabir Nuur Shuuriye ay ku eedeysanyihiin Qaran dumisnimo iyo in ay dowlado shisheeye lacag ka qaataan,taas oo uu sheegay in ay tahay qaran dumisnimo.