26th November 2024 admin Category :
Maleeshiyaadka SNM ee wasiirka reer Maakhir hogaamin doono ayaa Dabcasar weerar ku soo qaaday isaga oo ka qadaynaya maqaaxidii Qawdhan ee uu Shalay Cali Khaliif kula kulmay. Xariga Dabcasar waxa ka horeeyey oo iyadana sidaas oo kale loogu bahdilay magaalada Hargaysa Nasteexo Indho, oo ka soo jeeday gobolka Nugaal
https://youtu.be/7mITxj6RRRU
https://youtu.be/P8nAGd2YmHs