29th April 2024  admin  Category :

Toronto ayaa noqotay kooxdii ugu horaysay  koxaha ka dhisan Canada  Cee ku guulaystay Koobka kubbada cagta ee waqooyiga America ee loo yaqaan MLS .

Jozy Altidore ayaa goolkii ugu horeeyey u dhaliyey Toronto   daqiiqadii 67aad waxaana goolkii labaad sii raaciyey Victor Vazquez maalintii Sabtida markii kooxda Toronta FC ay kulmeen kooxda Seattle ayna kaga badiyeen labo gool. Labadan kooxood ayaa sanadkii hore isugu soo baxay ciyaartii  ugu danbaysay , guushuna waxay raacday Seattle

Image result for Toronto FC fans celebrate

Image result for Toronto FC fans celebrate

Image result for Toronto FC fans celebrate

Image result for Toronto FC beats Seattle Sounders

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*