25th October 2024  admin  Category :

Duqa magaalda Boosaaso Eng. Yasin Mire Maxamuud ‘Sayid’ oo safar shaqo ah ku maraya dalkan Maraykanka oo haatan ku sugan magaalada qadiimiga ah ee Boston ayaa jaaliyadu ugu samaysay casho soo dhaween ah habeenimadii xalay, Duqa ayaa sheegay ama bayaamiyay baahiyaha magaalada Boosaaso iyo sida ay jaaliyadu wax uga qaban karto iyada oo hoosta laga xariiqay in si degdeg ah waxlooga qabto arimaha ishtimaaciga siiba waxbarasha iyo ciyaaraha noocyadooda kala duwan.

CEEGAAG ONLINE

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*