27th November 2024 admin Category :
Mid ka mid ah xildhibaanaddii Aqalka sare ee doonayey in Farmaajo la rido ayaa QABYAALAD ugu hambalyeeyey gacan ku dhiigliha doonaya in uu Soomaaliya kala gooyo
Mustafe Qodax, wuxuu ka mid ahaa Alshabaabka koonfurta Soomaaliya ee ka soo jeeda beesha isaaq, Sanadkii hore markii ay beeshaasi qaybsanayeen kuraasta aqalka sare ayuu noqday Xildhibaan ka mid ah aqalka sare, isaga iyo xaaska Dalxa oo qooto qooto uga soo baxday gobolka Sanaag. Maanta maamulka ay hogaamiyaan Somalida Nidnimada Neceb SNM, ayuu u hambalyeeynaya. Isaga oo maalukaa ugu yeeraya JAMHUURIYADDA SOMALILAND
https://allsanaag.com/magacyada-xildhibaannada-aqalka-sare-ee-diiday-in-laga-hadlo-qalbi-dhagax/