27th December 2024 admin Category :
Daawo sida Marabbidii iyo SNM ay uga qayliyeen ururka xaq u dirirka ah SSB ee ka shaqeeya midnimada Soomaaliya. Muuqaalka hoose waxaad ku ogaan doontaa in maamulka beelaha Isaaq ku midaysan yihiin ee SNM IYO alshabaab ay wada shaqeeyaan. Cadowgooda kowaadna uu yahay ururka reer Maakhir ku midaysan yihiin ee SSB ee loo sameeyey midnimada Soomaaliya iyo la dagaalanka argagixisada ku dhuumaalaysanaysa Buurha Calmadow