28th April 2024  admin  Category :

Islaan culayskeedu yahay 325 Rodol ama 150 Kiilo ayaa dishay gabadh yar oo sagaal jir ah oo ay ilmo adeer yihiin ka dib markii ay ku dul fariisatay iyada oo ciqaabaysa
Veronica Green Posey, oo 64 jir ah kuna nool gobolka Florida ee dalka Maraykanka ayaa la soo qabtay oo la xiray

https://youtu.be/WO4NENWBy2M

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*