26th December 2024 admin Category :
Sawirka maanta waa wada hadalada jabhadaha SNM iyo USC, ay ku wada hadlayaan dalka Turkiga , oo la mid ah sawirka Hawiye Action Group oo sooc ah ay la qaateen wafdiga dalka Shiinaha oo metelaya hal bilyan oo qof ah oo dal ka dhaxeeyo Mooryaantuna ku yar tahay.
Dhinaca Soomaalida ninka garka cad waa Safiirka Soomaalida ee UNta Abuukar Baale, waxa ku sii xiga Ra’sulwasaaraha Soomaaliya Xasan CalI Khyre, waxa ku sii xiga wasiirka arimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad, waxa ku sii xiga Xarbi Cali kulane safiirka Soomaalida ee Sweden, waxa ugu danbeeya Yuusuf Caynte safiirka Soomaalida ee DALKA Ingiriiska. Safiirka Soomaalida ee dalka Maraykanka oo ah halka sawirkan lagu galay , wuxuu ka soo jeeda beesha Darood. Waana ka maqan yahayn kulankan . Sidoo kale wada hadalka Isaaq iyo Hawiye oo sooc ah ku wada hadlayaan dalka Turkiga waxa ka maqan siyaasiyiinta beesha Daarood.
Dhinca ay hadda miiska ka fadhiyaan wafdiga Shiinuhu marka la joogo dalka Turkiga waxa fariista wafdiga ka soo jeeda SNM oo uu hogaaminayo Xuseen Cabdulaahi Bulxan
Yuusuf Garaad iyo la taliyaashiisa Puntland Indhacde iyo Jeesoow