30th April 2024  admin  Category :

Xiran meeno kabaha adag ee birta afka ku leh kuwaas oo loogu talagalay in cagta ay ka illaaliyaan si qofka dhaawac uusan u soo gaarin iyo koofiyadaha adag ee iyana dadka ka cellisa marka ay wax ka soo dhacaan meel sarre si aan madaxa jug u gaarin.

Hadaba, arrintaas waxaa ka horyimid ganacsatada iyo shaqaalaha dekedda Berbera. Maamulka Hargeeysa intii dawladda dhexe ee Soomaaliya ay burburtay waxeey dadka barayeen oo kalliya SNM weey dhaqaaqday oo cirkeey gashay iyo dawlad beeynu nahay la mid ah kuwa adduunka, maantana waxeey doonayaan ineey hoos cararaan konteenar markab dushii laga soo roggayo.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*