23rd December 2024 admin Category :
Sawirka websityada Oramada iyo HAG ay soo bandhigeen, iyaga oo umadda Soomaaliyeed u sheegaya in Cabdikariim Qalbi dhagax lagu ciqaabayo xabsi ku yaal dalka Itoobiya. Waa been, waa namiibnimo, waa ku Awr kacsi la doonayo in Bulshada Soomaaliyee looga hor keeno dawladdoda , si Alshabaab dalka u qabsadaan. Waxa wada oo la shaqaynaya Oromada waa madaxdii hore ee Soomaaliya xilligii Xasan Culusow oo hal beel ka soo wada jeeda
Sawirka hoose oo laga dhigayo Qalbi dhagax oo lagu ciqaabayo xabsi ku yaal Itoobiya, waa Nigeriyaan la soo qabtay iyaga oo doonaya inay xadaan Kaniisad dalkaas ku taak