29th March 2024  admin  Category :

Sawirka websityada Oramada iyo HAG ay soo bandhigeen,  iyaga oo umadda Soomaaliyeed  u sheegaya in Cabdikariim Qalbi dhagax lagu ciqaabayo xabsi ku yaal dalka  Itoobiya. Waa been, waa namiibnimo, waa ku Awr kacsi la doonayo in Bulshada Soomaaliyee  looga hor keeno dawladdoda , si Alshabaab dalka u qabsadaan. Waxa wada oo la shaqaynaya Oromada waa madaxdii hore ee Soomaaliya xilligii Xasan Culusow oo hal beel ka soo wada jeeda

Sawirka hoose oo laga dhigayo Qalbi dhagax oo lagu ciqaabayo xabsi ku yaal Itoobiya, waa Nigeriyaan la soo qabtay iyaga oo doonaya inay xadaan Kaniisad dalkaas ku taak

Image result for Thieves Attempting To Rob Nigerian Church

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*