26th December 2024 admin Category :
Warsangeli iyo nimankan soo duulay Buurta Calmadow ma ku wada noolaan doonaan . Dhgegayso nimanka Koonfur ka yimid oo taageerada ka hela beesha Isaaq oo sheegtay inay xoog ku haystaan buurta Calmadow, oo ku faanaya dumarkii uurka lahaa oo maanta ay ku Gowraceen Galgala iyaga Caruurtii ay dhaleen hooyooyinkaasi ku lahaa na daawada si aad dadka kale ugu sheekaysaan waxaad aragteen.
Dhegayso sida cadowgaagu u jecel yahay inuu dhiigaaga daadiyo