16th March 2025 admin Category :
[7/3/2010] Muusi Biixi oo loo magcaabay Gudoomiyaha Gudiga howl galka SNM
![]() Muuse Biixi oo danbiyo dagaal oo fool u xun ka gaystay Degaanada iyo Beesha Soomaaliyeed ee degta Gobolka Awdal sida xasuuqii Boorama,Tuulo cagaaran,Magaalo cad,Alay baday, wajaale,Dooxada arabsiyo,Kalabaydh isaga iyo asxaabtiisii gacmo ku dhiiglayaasha ah sida Siilaanyo,dhegoweyne,Ina Kaahin,Tolwaaa,Ina Xaashi ,Cabdulaahi Dirawel,Cali Gurey,Nacnac ayaa maanta Siilaanyo wuxuu u magcaabay Gudi la rabo in lagu howl geliyo magacii SNM si loo qaado dagaalo la mid ah kuwa ay aaminsan yihiin in ay guul iyo Barwaqo ku gaareen ka dib markii ay degaano aanay lahayn xoog ku haystaan. Ugu danbayntii Siilaanyo oo Horjooge u noqday SNM dhowaan una magcaabay gacan ku dhiigle Muuse Biixi si uu soo xulo cida ka mid noqonaysa Golihiisa Cusub ee Jabhada dib u habaynta lagu sameeyey ee SNM ayaa dadka qaarkiis waxay u arkayaan in ay tahay colaad hor leh oo ka bilaabatay gobolada waqooyi Allsanaag.com |