19th September 2024  admin  Category :

Dhegayso Allah ha u naxariistee Cawed Axmed Cashara oo ka hadlayaa khilaafkii u dhexeeyey madaxweynihii hore ee dowlada Federaalka Somalia Xasan Sheikh Maxamuud iyo raysalwasaarahiisii Cabdi Faarax Shirdoon
(Saacid). Haba yaraatee wax is bedelay ma jiraan, weli madaxweynihii ayaa awood sheeganaya, laaluushkiina waa socdaa


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*