9th November 2024 admin Category :
Walaweyn Wallaadan aqoonsi nooga raadinaynay ee Hargaysa iyo Duriyadda la joog.
Jabhad SNM ah, oo ka mid ah dadka u ololeeya kala goynta Soomaaliya, ayaa qiray inuu Casumaad ka helay aqoonyahano iyo Bulshada reer Muqdisho oo u diyaar ah in Soomaaliya lakala gooyo. Aqoonyahanadan Reer Muqdisho oo Casumaadda Jabhadkan u diray . Waa kooxdii aad warbaahinta ka arki jirteen iyaga oo leh “Somaaliya federaalkee qaadatay. Waa kooxda aad warbaahinta ka arki jirteen iyaga oo leh madax mamul goboleedyadu waa inaanay tegi karin alka Itoobiya, sababtoo ah midnimada Soomaaliya ayaa wiiqaysa. Waa kooxdii Warbaahinta la taagnaan jiray Jubbaland dad Bari iyo Itoobiya ka yimid ayaa xoog ku haysta. Waa kooxdii hor boodi jiray u ololayn jiray Mooshinaddii laga keenay Ra’isawaarayaashii Saacid iyo Cabdiweli.
Kooxdani, Waa kooxda hadda bilaabay inay yiraaahdaan Dastuurka Maraykanka waxa qoray James Madison ee kan Soomaalida yaa qoray.
Marka danbe aad maqasho Muqdisho oo laga qaadayo Soomaaliyeey tooso Muuqaalkan daawo
https://youtu.be/WegSh7r7_bY