20th September 2024  admin  Category :

Badhan, 20, September, 2024: Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Dowladda Puntland Mudane Hon Abdirisak Ahmed Said, ayaa Beesha Aadan Siciid oo ugu horeeyaan Suldaan Maxamed Suldaan Xasan, Guurtida iyo cuqaasha uga mahadceliyay Hadhimo-sharafeed soo dhawayn ah oo Beeshu usamaysay Guddoomiyaha iyo waftiga balaaran ee uu hoggaaminayay ee isugu jiray Xildhibaanada, Wasiirada iyo masuuliyiinta kale.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*