18th October 2024  admin  Category :

Jabhadda Xoraynta ee Oromada ayaa ka hortamid ficilkii foosha xumaa ee Aby Axmed kaas oo ay ku tilmaameen in uu yahay mid sharcidarro ah oo uu ku marinhabaabinayo Shacabka Ethiopia.

War qoraal ah oo ay soo saareen OLF ayay ku tilmaaneen talaabada Aby Axmed inay tahay mid indhaha caalamka looga leexinayo xaalada dhabta ah ee ka taagan Ethiopia oo ah mid qatar wayn leh.Oromada ayaa sheegay in ay si buuxda u ixtiraamayaan madaxbanaanida Dhuleed ee Soomaaliya

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*