7th September 2024  admin  Category :

Siyaasi SNM AH oo ku ede darooday Isimada BEESHA Dhulbahante iyo guud ahaan beelaha Harti ee ay deriska yihiin, isaga oo difaacay FALAAGADA BEESHIISA AH EE doonaysa inay dalka kala gooyaan.

Sii hayaha Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac, ayaa isaga oo la hadlaya gole ay ku kulmeen beeshiisa magaalada Muqdisho ku aflagaadeeyey Isimada beesha Dhulbahante isaga oo amaanay Gacan ku dhiiglayaasha hogaamiya jabhadda uu ka tirsan yahay ee SNM

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*