21st September 2024  admin  Category :

Shirkad ay lahaayeen Reer Qorsheel oo si sharci daro looga qaaday Qandaraas ay la gashay Shirkad shisheeye ah

Muwaadin reer Puntland Ah ayaa laga qaaday qandraas uu ka haystay shirkadda Favori ee maamusha AirPort Aadan Cadde.

Wasiirada Duulista hawada iyo Garoomada Soomaaliya Fardowso Cigaal, ayaa saaka Shir gaar ah la yeelatay shirkadda Favori. Ujeedada shirkaan ayaa ahaa amar ay saaka bixisay wasiiradda Duulista Hawada Soomaaliya Fardowso Ku wargalisay in 24-saac kaddib wax shaqo ah aysan qaban karin shirkad ay lahaayeen caruur uu dhalay Siciid Qoorsheel oo nin reer Puntland ah.

Shirkada ay lee yihiin reer Siciid Qoorsheel waxay qeyb ka haysataa waa nafaadafa guud ee AirPort Aadan Cadde oo ay waliba la gashay shirkad Ajanabi ah.

Awal haddii aad ogaydeen mashruucii soo fiirso boos reer Puntland ah, hadda waxay maraysaa soo eegta qandaraasyada ay haystaan reer Puntland oo qeyb ka ah dagaalka ka dhanka ah reer Puntland iyo Daarood. Wasiirad Fardowso ayaa horay Shaqada uuga saartay muwaadiniin madax ka ahaa Wasaaradda oo qoonsaday reerka ay ka dhasheen oo Daarood ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*