10th October 2024  admin  Category :

RW Xamze oo telefoon kula hadlay Hogaamiyaasha Hawiye

Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Xamze Cabdi ayaa khadka teleefoonka gooni gooni ah ugula hadlay qaar ka mid ah M’as uuliyinta Beelaha Hawiye ee hoggaaminaya kacdoonka saf-marka ah ee degaanada beelaha Hawiyelooga xoreynayo kooxda Argagixisada ah ee Al-shabaab.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*