18th April 2024  admin  Category :

Gudiga Doorashooyinka(FIET) ayaa Fasaxay Kuraasta kala ah # HOP 103 iyo HOP 204 ee Deegaan doorashadooda ay tahay Koonfur galbeed. Waxaa sido kale guddiga ay sheegeen in lagu celinayo doorashada kursiga tirsigiisu yahay HOP # 154

May be an image of 4 people, people sitting, people standing and indoor
May be a Twitter screenshot of text that says '23:25 93% Your Feed Favorites Recent Like Comment Share LIVE Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ✓ 5m Gudiga Hirgelinta Doorashooyinka(FIET) ayaa Fasaxay Kuraasta Kala ah Hop-103 iyo Hop-204 ee Deegaan doorashadooda ay tahay Koonfur Galbeed. Waxaa sido kale guddiga ay sheegeen in lagu celinayo doorashada kursiga tirsigiisu uu yahay HOP#154. Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal FEIT2020-2022 Federal Electoral Implementation Team (FEIT)'

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*