27th July 2024  admin  Category :

Baarlamaanka Soomaaliya Oo Magacaaba Gudiga Doorashada Madaxweynaha.

Gudoomiyaha xildhibaanada aqalka hoose ee barlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari,  ayaa wareegto ku soo saaray 16 xubnood oo xildhibaanada labada aqal u asteeyeen inay noqdaan gudiga doorashada madaxweynaha Soomaaliya.

AKHRISO

sax-1

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*