7th February 2025 admin Category :
Kaadhadhkii ay beesha Isaaq ictiraafka ku doonayaan oo gacanta lagu dhigay iyo Guud ahan gobolka Sanaag oo loo diiday inay iyaga iyo Marbidoodu soo galaan
Ciidamada Difaaca dawladda Puntland ee Kusugan Jiidaha hore ee aagga Ceerigaabo ayaa gacanta ku dhigay Sanaaduuq ay ku jiraan kaarka cod bixiyaasha beelaha Isaaq.