26th July 2024  admin  Category :

Allah ha u naxariistee Wiil dhalinyaro ah oo Muqdisho aad looga yaqaanay oo maanta u geeriyooday Xanuunka Covid19 ayaa qoraalkan soo qoray maalmo ka hor “Dadkaan Banaanbaxa Sheegaayo Ma Oga Miyaa Coronovarus Inuu Soo laabtay” :.

Xaafadaha magaalada Muqdisho ayaa qaarkood xabaalo wadareed loo aasaa dadka uu dilayo xanuunka Covid19. Halka madaxda Puntland caawa iyaga oo weriyaashii ay ku wada niikinayeen xaflad ay isugu yimaadeen,iyaga oo xirnayn maska dhuuntana isaga jira.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*