27th April 2024  admin  Category :

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hoyga uu ka deganyahay Muqdisho ku qaabilay Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane Cali Maxamed Geedi.

Deni oo la kulmay Ra’isul wasaare hore, labo raisulwasaare ku xigeen iyo madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hoyga uu ka deganyahay Muqdisho ku qaabilay Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane Cali Maxamed Geedi.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa sidoo kale hoyga uu ka deganyahay Muqdisho ku qaabilay Xildhibaan Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aaden iyo Ridwaan Xirsi Maxamed oo labaduba hore usoo noqday Ra’iisal wasaare ku-xigeenka Dalka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*