26th July 2024  admin  Category :

Haddii aadan Baasaboor Soomaali haysan ama lagu kafaala qaadin Diyaaradi Soomaliya kuma gaynayso haddasd Yurub ka tegayso

50 qof oo Somali Swedish ah oo u safrayey Muqdisho iyo inta kale ee Soomaaliya ayaa Turkish Airways ku wargelisay in uu yimi amar ka soo baxay Immigration-ka Soomaaliya oo sheegaya in qof Soomaali aah aan la soo qaadi karin hadaanu wadan Somali passport ama aanu casumaad heysan. Dadkani waxey ku xayiran yihiin Airport-kii ay ka dhoofi lahaayeen

One thought on “Qurba joogta Soomaaliyeed

  1. Feysal Aden

    Sharciga dadka lagu joojinayo waan soo dhoweyn. Dad badan oo aan soomaali ahayn ayaa soomaalino isku dhiibay dunida oo sidaa sharci kuqaatay. Si loo kala garto basaas iyo muwaadin, waa in qof kasta oo soomaali sheeganaya uu haysto cadday soomaalinom oo kasoo baxday hayadaha waddanka soomaaliya. Maant waddankii dib u dhis ayuu ku jiraa, dawlad la aqoonsan yahay dunida ayaa jirta.Marka intii lagu mashquuli lahaa dowladda waa in loo hoggaansamaa awammirta qof walbana uu aqoonsi soomaalinimo uu ddonto. Haddii aanu rabin waa inuu laxiriirio wadankii oo casumaad loosoo diro hadduu sidaas doorto.

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*