26th July 2024  admin  Category :

Xildhibaano ka mid ah Aqalka sare oo loo xilsaaray sidii inay Soomaali isu keenaan, kana shaqeeyaan sidii dalka doorasho uga dhici lahayd

Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa magacaabay guddiga isku keenista madaxda dowladda federaalka iyo dowladda goboleedyada, sida lagu sheegay qoraal goor-dhow kasoo baxay Aqalka Sare.

Sida cad qoraalka Aqalka Sare, guddigan ayaa ka shaqeyn doona qabsoomidda shirka looga arrinsanayo hannaanka lagu geli doono doorashooyinka qaranka ee 2020/2021, si loo helo hab iyo hannaan raalli la isaga yahay oo doorashada lagu galo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*