26th July 2024  admin  Category :

Madaxda Aqalka sare oo lakala saftay Khayre iyo Farmaajo oo isku haya sidii loo qaban lahaa doorashada Soomaaliya. Gudoomiyha Aqalka sare iyo RW Khayre ayaa si wax u wada arka, halka ku xigeenkiisu uu sacab tumayo madaxweyne Farmaajo iyo in aan Soomaaliya doorasho ka dhicin

Khilaaf u dhaxeeya Gudoonka Golaha Aqalka sare oo soo shaac baxay iyo Gudoomiye ku xigeenka 2aad ee Golaha oo eedeyn ujeediyay Gudoomiyaha Aqalka Sare.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*