26th July 2024  admin  Category :

Gobolada Sanaag iyo Hayland oo dadkii iyo Duunyaddiiba ay  Gaajo ugu dhimanayaan, halka Jaaliyadaha Qurba joogta reer Maakhir  ay kumaakun doolar oo ay horay isaga ururiyeen  ay iyagu  weli lacagahoodii bangiyada ku haystaan. Maanta haddi loo gurman wayo hooyada iyo dhalaanka  haraadka iyo gaajada la il daran  ma maalinta Shidaalka la helo ayaa la sugayaa in loo gurmado

.14702277_1774063276165233_2281691089814395065_n

14702423_1774063272831900_3654107303572225831_n

14876406_1774068372831390_6729798888809146272_o

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*