29th March 2024  admin  Category :

Hay’adda Cunada Adduunka ee FOA ayaa u soo guurtay magaalada Muqdisho muddo 28 sanno ka dib. Arrintan ayaa ka danbeesay kadib markii dawladda federaalka ay amar ku bixisay ineey la shaqeen doonaan oo kalliya hay’adaha u soo guura Soomaaliya, balse aysan la shaqeen doonin kuwa doonaya ineey Neeyroobi iska fadhiyaan.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*