14th March 2026 admin Category :
Wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta Dawladda Puntland ayaa xariga ka jaray Xarunta Warbaahinta Dawladda Puntland PLTV ee Degmada Badhan waxaana munaasabadda goob joog ka ahaa wasiiro katirsan dawladda Puntland