8th May 2024  admin  Category :

Ciidamada Gaarhaye ayaa Xaflad soo dhowayn ah loogu sameeyey magaalada Balibusle, Hayland, Puntland

Waxa xaflada Kasoo qayb-galaya madaxda Puntland ilaa heer wasiiro Xildhibaano saraakiisha amniga, Maamulka gobolka iyo waxgaradka iyo odayaasha deegaanka haweenka iyo dhalinyarada.

1. Gudoomiyaha Barlamaanka PL Cabdixakiim Axmed Maxamed ( Dhoobo)
2. Wasiirka Amniga iyo DDR Cabdisemed Maxamed Gallan.
3. Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta sare Cabdulaahi Maxamed Xasan
4. Wasiirka Xannaanada Xoolaha Siciid Cismaan Aadan (Fiisigis) .

Wasiiru dawlaha wasaarada Beeraha Degaanka iyo Isbedelka Cimilada 
Cabdirashiid Cali Geelle.

5. Wasiir Ku xigeenka Arimaha Gudaha Federaalka iyo Dimuqraadiyada Maxamed Musadiq
6.Wasiir ku xigeenka Ganacsiga iyo Maalgashiga Mustafe Daahir
7. Wasiir Ku xigeenka Warfaafinta Cabdisalaam Xaaji Siciid

8. Xildhibaan Cali Dhahar
9. Xildhibaan Cabdiraxmaan Dhoore
10. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cali jibriil
11. Xildhibaan Axmed Kuluc

12 Xildhibaan Cabdi Jamaal Cismaan Maxamed
13. Gudoomiyaha Gobolka Haylaan Maxamed Cawil

14. Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Maxamuud Ciyoon
12. Xildhibaan Mahdi Siciid Xasan

15. Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland S/Gaas Muxayadiin
16.Taliyaha Qaybta 9aad ee Ciidanka Daraawiishta ee Puntland Jeneral Cabdilaahi Cumar Cashuur

17. Taliyaha Qaybta Gobolka Sanaag G/sare Cabdirisaaq Faarax Warsame 
18. Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Haylaan Jaamac Maxamuud Gabayre

19. Gudoomiyaha Degmada Dhahar Mustafe Cabdi Aadan.

20. Taliyihii Booliska Gobolka Sanaag ee Somaliland ee hore usoo goostay G/sare Caydiid Axmed Nuur.

Image may contain: one or more people

23. Taliyaha Ciidanka darawiishta Gobolka Haylaan Fuaad Warsame Seed (Xannaano)

Image may contain: 4 people, people standing
Image may contain: car and outdoor

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*