23rd December 2024 admin Category :
Kacdoon Dadweyne ayaa ka socda guudd ahaan gobolka Sanaag, kaas oo looga soo hor jeedo Maamulka gobolka SNM.
Maanta shacab aan hubaysnayn oo ku sugan degmada Yube ee gobolka Sanaag, ayaa waxa xabbad ku furay Taliye u shaqeeya maleeshiyaadka beesha Isaaq . Taliyahan reer Yube ee a amar qaata wiil ka yimid Gabiileey ayaa xabbadihii uu ridayey mid ka mid ah waxay dhaawacday Gabdh uu dhalay.
Waxgaradka, Aqoonyhanada degmada Badhan ee gobolka Sanaag ayaa sidoo kale go’aan ka soo saaray Marabida u shaqaysa SNM ee sida nabadda ah ku dhex joog Maakhir
1- In Calan aan ahayn kan Soomaaliya iyo Puntland aan lagu arki karin degaanada Beesha Warsangeli ay degaan
2- In Gaar leh Taarikada SNM uuna dhex mari karin degaanada Maakhir.
Kacdonkan ka socda gobolka Sanaag ayaa sida muuqata noqon doona kii ug danbeeyey ee SNM iyo ALSHABAAB looga sifayn lahaa goolka Sanaag