20th September 2024  admin  Category :

Madaxweynaha Dowladda Puntland  Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xarigga ka jaray wejiga koowaad ee caratuurka wadada Ceeldaahir- Ceerigaabo, isla markaana dhagax dhigay wejiga labaad ee laami saaridda waddada.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*