19th May 2024  admin  Category :

Hubkii magaca Galgala lagu helay oo beel ahaan loo haysto

Gudoomiyihii hore ee gobolka Bari Cabdi Samad Galan, oo hubkii loogu talo galay la dagaalanka argagixisada alshabaab ee buuraha Calmadow isagu isku hubeeyey, sababna u ahaa in maanta  Daacishku ay  ku sugnaadaan  degaanada Puntland qaarkood,  oo dhowaan madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo ay Oryo walaal yihiin u magcaabay  wasiirka amniga Puntland ayaa ilaa hadda ka hadlin argixisada ku sugan gobolka Sanaag ee Duulaanka ku soo qaatay Puntland.

Mar uu Galan hubka uu ka bililiqaystay la dagaalanka alshabaabka kula dagaalamay Puntland, askari ka mid ah ciidanka Puntland ayaa ku dhintay

 

https://allsanaag.com/dagaal-ooge-wasiirka-amniga-loo-magcaabay/

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*