26th July 2024  admin  Category :

Daawo Madaxwynaha Puntland Cabdiweli  Gaas, lacagta yar ee  faro ku tiriska ah ee soo gasha  sida uu ugu qurxiyey Casimadda Puntland ee Garowe iyo guud ahaan Puntland  , halka madaxweynaha Soomaaliya  Maxamed  Farmaajo,  lacagtii  uu ku helay Dhamaan  magaca umadda  Somaliyeed  oo ay weheliso  Canshuurta laga qaado  bulshada  reer Muqdisho uu dhamaantood ku kharash gareeyo laaluush iyo amaantiisa la soo dhigo baraha bulshadu kulmaan ee Internetka m  taasina waxay keentay in suuq Bakaaraha,  oo ah suuqa ugu weyn Muqdisho oo canshuurta ka qaadan jireen   in maanta hortiisa ay marayaan webiyo bulaacado ah.

Muqdishi iyo Farmaajo

Gaas iyo Garowe

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*