29th November 2024 admin Category :
Daawo Madaxwynaha Puntland Cabdiweli Gaas, lacagta yar ee faro ku tiriska ah ee soo gasha sida uu ugu qurxiyey Casimadda Puntland ee Garowe iyo guud ahaan Puntland , halka madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Farmaajo, lacagtii uu ku helay Dhamaan magaca umadda Somaliyeed oo ay weheliso Canshuurta laga qaado bulshada reer Muqdisho uu dhamaantood ku kharash gareeyo laaluush iyo amaantiisa la soo dhigo baraha bulshadu kulmaan ee Internetka m taasina waxay keentay in suuq Bakaaraha, oo ah suuqa ugu weyn Muqdisho oo canshuurta ka qaadan jireen in maanta hortiisa ay marayaan webiyo bulaacado ah.