28th November 2024  admin  Category :

Madaxweyne Farmaajo oo laga reebay casumaaddii Turkiga ayaa safar ugu baxay Koonfurta Suudaan

Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa Magaalada Juba ee Caasimadda Dalka Koofurta Suudaan kula kulmay Madaxweynaha dalkaas Salva kiir Mayar did.

Kulanka labada Madaxweyne ayaa yimid kaddib markii dhowaan madaxweynaha Soomaaliya laga reebay casumaad ay dalka Turkigu u fidinayeen madaxda caalamka si ay ugu soo qayb galaan Garoonka Caalamka ugu weyn oo lagu xarig jarayey magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga

Dalka Koonfurta Suudaan ayaa ah wadanka ugu d’ada yar caalamka, isla markaana ay ka socdeen dagaalo sokeeye

Dawladda Federaalka oo ka dayacan siyaasadda dibadda ayaa hadda sida muuqata Erdagoonka Turkiga waxay ku badesheen SalVa Kiirka Koonfurta Suudaan iyo dhaxal sugaha Sacuudiga oo ay caalamka intiisa kale ugu yeedhaan inuu yahay  Federo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*