27th January 2025 admin Category :
Sanadkii 2000, dorashaddii ugu horaysay ee dawladdii KMG ee lagu qabtay dalka Jabuui, ayaa Soomaali badan waxay la yaabanaayeen in labo nin oo ilmo adeer ah, oo isu arkayey inay yihiin beeshii ku guulaysay dagaalkii sokeeye ee Somaaliya, ay Soomaali inteeda kale ku yiraahdaan na kala doorta, oosafaf loo so galo in lakala doorto .
labadan Musharax ayaa kala ahaa C/qaasim Salaad xasan iyo C/llahi Cadow . Waana sababta laa manta loo la’yahay dawlad Soomaaiyeed
Maantana labaatan Musharax iyo adeerkood Xasan Culusoow oo beel ka soo wada jeeda ayaa iyaga Muqdisho sheeganaya ,waxay doonayaan in Soomaali ineeda kale kala doortaan.
.