29th March 2024  admin  Category :

Xarago maa  Xasan Xaadka Gobolka Bari baa?

Haddii maamulka Gobolka Bari ama ama  degmada Boosaaso shir ka dhan ah lagu qabto degmada Boosaaso waxa soo abaabulay waa  Xarago.

Hadii maamulka Puntland shir looga sooo hor jeedo lagu qabto degmada Boosaaso, waxa soo abaabulay  waa Xarago/

Haddii Alshabaab la soo qabtay lagu booqdo Xabsiga waxa soo booqday waa  Xarago iyo koox uu hogaaminayo

Hadddii Gacan ku dhiigle dilay Sarkaal ka mid ah dawladda Puntland sida taliye ku xigeenkii hore ee Boliiska Puntland la soo xiro   ninka u doodaya oo u dagaalamaya  in la sii daayo waa Xarago.

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*