
15th July 2026 admin Category :
Abdirahman Abdi Abdullahi, 25, was sentenced May 8 in U.S. District Court in St. Paul to 180 months in prison and three years of supervised release, according to federal court records. U.S. District Judge Eric C. Tostrud also ordered him to pay a $100 special assessment. Restitution was deferred.
Wiilkan oo lagu magacaabo Abdirahman Abdi Abdullahi ayaa maanta maxkamad ku taalla Maraykanka waxay ku xukuntay 15 sano oo xarig ah.
Abdirahmaan ayaa lagu helay dacwada ah in uu si ula kac ah u gubay guri ku yaalla magaalada Eden Prairie ee gobolka Minnesota oo ay daganayeen qoyskiisa.

Xiliga uu guriga gubayay waxaa ku sugnaa shan qof mana jirin cid ay wax yeelo ka soo gaartay dabka marka laga reebo ilmo yar oo ku miyir daboolmay qiiqa iyo kulaylka guriga kasoo baxayay.
Lama sheegin sababta keentay in gurigii ay daganayeen qoyskiisa uu dab qabadsiiyo.







