22nd October 2024  admin  Category :

Dadka deggan magaalada Laascaanood oo makarafoonka lala dhexmaray ayaa ka jawaabayey hadal ay sheegeen inuu ka yimid Ca/welli Gaas oo ahaa in maamul uu u sameen doono deegaanadaas. Hadaba, dadka ayaa ku kalla aragti duggan meesha ay taageersan yihiin. Dadku waxeey kalla taageersan yihiin Khaatumo hoos tagta dawladda federaalka, Khaatumo beesha Isaaq iyo Hargeeysa taageersan iyo qaar aan Puntland iyo maamulka Hargeeysa midna taageersaneen iyo kuwo beesha Isaaq maamulkooda taageersan. Hadaba, miyaaneey habooneen in tafaraaruqa dadka ku dhax jiraa la xalliyo dadkana ay yeeshaan hal tallo?

Allsanaag.com

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*