
1st October 2023 admin Category :
Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Soomaaliya ayaa ka hadlay arrimaha ka soo kordhay shirka ka furmay Nairobi ee u dhaxeeya dalalka Afrikaanka iyo dalka Japan. Dawladda Soomaaliya ayaa filleeysa in Jabaanka uu ka caawin doono arrimo dhawr ah oo ay ugu horeeyso midda maalgashiga.
Allsanaag.com