18th April 2024  admin  Category :

Bahda Allsanaag, waxay taci tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Allah ha u naxariistee  Maxamed Yuusuf (Warlabediid) oo maanta  Magaalada Boosaaso shil baabuur ku geeriyoodey. Waxaan Allah uga baryeynaa inuu naxariistii Jano ka waraabiyo Marxuumka, Eheladdi iyo Qaraabadii uu ka tegayna Samir iy Iimaan  uuka siiyo Aamiin Aamiin.

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*