26th July 2024  admin  Category :

๐—ฅ๐—ฎ’๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ž๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—ซ๐—ผ๐—ด๐—ต๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—š๐˜‚๐˜‚๐—ฑ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ค๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐— ๐—ถ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ฏ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐˜๐—ฒ๐—ฟ๐—ฟ๐—ฒ๐˜€

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa xarunta Qaramada Midoobay ee New York kulan kula qaatay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres.

Raโ€™iisul Wasaaraha iyo Xoghayaha Guud ayaa ka wada hadlay xoojinta wadashaqeynta u dhaxeysa heyโ€™adaha Qarmada Midoobay iyo Soomaaliya, iyaga oo si gaar iskula soo qaaday sidii la isaga kaashan lahaa wax ka qabashada arrimaha muhiimka ah sida amniga, nabadda, horumarinta, isbeddelka cimillada iyo hiigsiga yoolasha horumarka waara.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*