![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2016/08/293869443.jpg)
26th July 2024 admin Category :
Jaaliyadda reer Maakhir ee magaalada Torotno e dalka Canada , ayaa tacsi waxay u dirayaan, Qayskii iyo eheladdi ay ka geeriyootay Allaha u naxxariistee Marxuumad Luul Xaaji Maxamuud oo habeenkii xalay ku geeriyootay magaalada Toronto ee dalka Cabada.