26th April 2024  admin  Category :

Xisbigii Marabbiada reer  Maakhir ay  ku badnayeen  oo guul daraystay

Marabida reer Maakhir ee u sacab   tunta  jabhadda SNM, gaar ahaan qurna joogta  ayaa waxay u badan yihiin xisbiga Habar Yoonis ee Wadani oo ay uga mid noqdeen xisbigaas  abtinimo iyo xididnimo. Taasina waxay khatar ku ahayd amniga iyo wada noolaashaha gobolka Sanaag haddii uu  soo bixi lahaa Xisbiga Habar yoonis ee Ciro hogaaminayey  iyo Marabidoodu, Sababtuna waxay tahay  beelaha Isaaq hadba tii xukunka qabsata  ayaa is hubaysa, horayna ka bilowda dhul balaarsi iyo argoosi. Sidii ka dhcaday Kalshaale iyo Maygaale maalintii Siilaanyo iyo beeshiisu ay xukunka qabsadeen

 

Madaxda xisbiga Wadani  oo qodobeeyey sababtii ay ku guul daraysteen, ayaa hal  meelna kaga soo qaadin marabidooda, Waxayna ku bilaabeen sababiihii ay ku guul daraysteen

1- Ninka Ciro, oo xisbiga madaxda ka ah oo aan la jeclayn

2- Beesha Samaroon oo balantii uga baxday Habar yoonis , una codeeyey xulafada Habar jeclo iyo Habar Awal

3- Tiro badan oo codod ah oo ay ka sugayeen beesha Arab oo ayna helin ,  sidaa ay sheegeen xitaa Bali gubadle  reer Samatar ayaa kaga cod batay beesha Arab ,

4- Garxejis, oo ay isku halaynayeen  oo maalintiii  doorashada kaga baxay, una codeeyey   wiilkooda Faysal Cali waraabe

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*