26th April 2024  admin  Category :

Shirka Golaha Wasiirada ee Dowladda Puntland oo shir-guddoomiyey Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, waxaa todobaadkan lagu ansixiyey xeerka illaalinta Af-Soomaaliga oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Warfaafinta, kulanka Golaha ayaa sidoo kale looga hadlay Amniga, dhismaha goleyaasha deegaanka, siyaasadda sanduuqa horumarinta dhallinyarada iyo xaaladda Covid19 ee Puntland.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*